Hargeisa(Gaaroodinews) Haayada Shaqaalaha Dawlada Somaliland Ayaa Qabatay Munaasibad Lagu Abaalmarinaayo 20 Xubnood Oo Kamid Ah Shaqaalaha Dawlada Oo Noqday Shaqaaliha Ugu Wanaagsanaa Sanadkii 2020
Munaasibadan Oo Kadhacday Hotelka Grand Hadi Ee Magaalada Hargeisa Ayaa Waxaa kasoo Qaybgalay Gudoomiyaha Haayada Shaqaalaha Dawlada Md Farxaan Aadan Haybe Gudoomiyaha Haayada Maamul Wanaaga Iyo Ladagaalanka Musuqmaasuqa Shaqaalaha Haayada Dawlada Iyo Marti Sharaf Kale
Daawo Muuqaalka Warkaas :-