telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

“Hawiyoow Isaaq Idinkama Qabsanaayo Dubbe ” Siyaasi Cali Guray

Hargeisa(Gaaroodinews) Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray) Oo Kamid Ah Ah Siyaasiyiinta Reer Somaliland Ayaa Wuxuu Kahadlay Xaalada Siyaasadeed Ee Ay Gashay Dawlada Somalia

Siyaasi Cali Guray Ayaa Sidoo Kale Jawaab Kabixiyay Hadalkasoo Yeedhay Wasiirka Warfaafinta Somalia Mr Dubbe

Dhanka kale Siyaasi Cali Guray Waxaa Uu Taageeray Xaalki Uu Boqor Buurmadow Uuka Bixiyay Hadalka Wasiirka Warfaafinta Somalia

“Hawiyoow Isaaq Idinkama Qabsanaayo Dubbe ” Siyaasi Cali Guray

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom