telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Tacsi U Diray Ehelladii Iyo Qaraabadii Uu Ka Baxay Alle Ha U Naxariiste Ugaaskii Guud Ee Beel-weynta Xawaadle Oo ku geeriyooday Muqdisho

Boorama(Gaaroodinews) Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Khudbad Ka Jeedinayay Xaflad Maanta ka Dhacday Borama, Ayaa Tacsi U Diray Ehelladii Iyo Qaraabadii Uu Ka Baxay, Alle Ha U Naxariiste Ugaaskii Guud Ee Beel-weynta Xawaadle Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo ku geeriyooday Muqdisho.

Gudoomiyaha Ayaa Marxuumka Ku tilmaamay Qof-fiican Oo U Wanaagsanaa Reer Somaliland, Waxaanu Alle Uga baryay in Rabbi Jannada Ka Waraabiyo

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom