telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

“Waan Macasalaamaynayaa KULMIYE, Waxaan Soo Galay Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka Ee UCID..,” Murashax Cali Xaamud Jibriil

Boorama(Gaaroodinews) Siyaasi Cali Xaamud Jibriil Oo xilal Wasiirnimo kasoo Qabtay Xukuumadihii Kulmiye, Ayaa Maanta Kamid ahaa Masuuliyiin Miisaan leh oo maanta ku soo biiray UCID, Sidoo kale waa Murashax U Taagan Doorashada Golaha Wakiilada Ee Gobolka Awdal

“Waan Macasalaameenayaa KULMIYE, Waxaan Soo Galay Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka Ee UCID..,” Murashax Cali Xaamud Jibriil

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom