Berbera(Gaaroodinews) Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Oo Xalay Magaalada Berbera Kaga Qayb Galay Munaasibada Shaacinta Musharaxnimada Saado Jaamac Aadan ( Saado dheer ) Oo Ka Sharaxan Xisbiga Ucid Una Taagan Golaha Wakiillada Gobolka Saaxil Ayaa Sheegay In Deegaan Waliba Iska Dhex Arki Doono Golaha Baarlamaanka Somaliland Ee Lasoo Dooran Doono
“Barlamaanka Iyo Deegaanka Soo Baxaya Deegaan Walba Wuu Iska Dhex Arki-doona Si Loo Helo Somaliland Lawada Leeyahay..,” Gudoomiye Faysal Cali Waraabe
Daawo Muuqaalka Warkaas :-