Hargeisa(Gaaroodinews) Badhasaabka Gobolka Maroodijeex Md Jaamac Xaaji Ahmed Cabdi Ayaa Waxaa Uu Kulan Layeeshay Taliyaha Laanta Socdaalka Somaliland
Badhasaabka Oo Ay Wehelinayaan Kuxigeenka Badhasaabka Iyo Xoghayaha Gobolka Maroodijeex Sidoo Kale Badhasaabka Waxaa Kulankan Ku Wehelinaayay Labada Taliye Qaybeed Ee Gobolka Maroodijeex
Kulankan Uu Gudoomiyaha Gobolka Maroodijeex Md Jaamac Xaaji Ahmed Uu Layeeshay Taliyaha Laanta Socdaalka Somaliland Waxaa Lagaga Wada Hadlaayay Sidii Kor Loogu Qaadi Lahaa Adkaynta Nabadgalyada Iyo Sidii Gobolka Looga Saari Lahaa Dadka Ajaaniibta Ah Ee Dalka Sharci Darada Kusoo Galay Maadaama Dalka Somaliland Uu Galaayo Dhawaan Doorashada Golayaasha Deegaanka Iyo Wakiilada Somaliland
Daawo Muuqaalka Warkaas :-