telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Xisbiga Kulmiye Oo Diiday Musharaxnimada Cabdiqaadir Iimaan Warsame Oo Usharaxnaa Doorashada Golaha Deegaanka Caasimadda Hargeysa + Sababta

Hargeisa(Gaaroodinews) Xisbiga Talada Dalka Haya Ee Kulmiye Ayaa diiday Musharaxnimada Cabdiqaadir Iimaan Warsame Oo Usharaxnaa Doorashada Golaha Deegaanka Caasimadda Hargeysa

Fadhi Ay Yeesheen Gudida Xalinta Khilaafaadka Musharaxiinta Heer Qaran Ee Xisbiga Kulmiye Waxaa Ayku Dhagaysteen Dacwada Iyo Dooda Labada Musharax Ee Kala Ah :-

1:- Musharax Cabdiqaadir Iimaan

2:-Musharax  Mukhtaar Xasan Daahir

Gudidu Waxay Goaan Kugaadhay in Musharax Mukhtaar Xasan Daahir  Uu Yahay Musharaxa Rasmiga Ah Ee Xisbiga Kulmiye  Uga Qaybgali Doona Doorashada Golaha Deegaanka Caasimada Hargeisa Maadaama Uu Kasoo Horeeyay Musharax Cabdiqaadir Iimaan

Murashax Cabdiqaadir Iimaan Ayaa Hore U Ahaa Guddoomiyihii Hore Ee guddida Doorashooyinka Somaliland  

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom