telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Iyo Wafti Balaadhan Oo Uu Hogaaminayo Oo Burco kaga Qayb-galay Xaflada Shaacinta Murashax C/risaaq Ibraahim Cabdi (Cabdirisaaq Hero) Iyo Murashax Faysal Yuusuf Jaamac Oo u Taagan Doorashada Golaha Deegaanka Iyo Wakiilada Ee Gobolka Togdheer

Burco(Gaaroodinews) Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminayo, ayaa c Magaalada Burco kaga qeyb-galay xafladda shaacinta Murashax C.risaaq Ibraahim Cabdi (Cabdirisaaq Hero) Oo u taagan doorashada golaha Deegaanka Burco iyo Murashax Faysal Yuusuf Jaamac Oo u Taagan Doorashada Golaha Wakiilada ee Gobolka Togdheer.

Xafladdan ayaa waxaa kasoo qeyb-galay Hogaanka dhaqanka Deegaanka ay Murashaxiintani kasoo jeedaan, Waxgarad, Dhalinyaro, Haween iyo Taageerayaal Buux dhaafiyay Hoolka wayn ee Hudheelka Daalo Ee Burco

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom