Hargeisa(Gaaroodinews) Wasiirka Wasaarada Hawlaha Guud Ee Somaliland Oo Kulan Layeeshay Maamulada Shirkadaha Dhismaha Ee Dalka
Wasiirka Ayaa Shirkadaha Usoo Bandhigay Qorshaha Cusub Ee Ay Wasaaradu Kuhagi Doonto Liisamada Cusub Iyo Ilaalinta Tayada Dhismayaasha
Daawo Muuqaalka Warkaas :-