telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Badhasaabka Gobolka Maroodijeex Oo Kormeer Kutagay Dhulka Danta Guud Ee Maxamed Mooge Iyo Burcada Yar + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Gudoomiyaha Gobolka Maroodijeex Md Jaamac Xaaji Ahmed Ayaa Wuxuu Kormeer Shaqo Kutagay Dhulka Danta Guud Ee Kuyaala Degmada Maxamed Mooge Iyo Deegaanka Burcada Yar Ee Duleedka Caasimada Hargeisa

Kormeerka Badhasaabka Gobolka Maroodijeex Md Jaamac Xaaji Ahmed Ayaa Daaranaa Sidoo Loo Ilaalin Lahaa Dhulka Danta Guuda Mudada Kala Guurka

Odayaasha Iyo Waxgaradka Kunool Deegaanka Burcada Yar Ayaa Badhasaabka Kusoo Dhaweeyay Deegaankaasi Isla Markaana Uga Warbixiyay Dhulka Danta Guud Ee Kuyaala Deegaankooda

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom