telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Deg+Deg:- Labadii Musharax Ee Xisbiga Ucid Ee Kuxidhnaa Xabsiga Mandeera Oo Dib Uhelay Xoriyadoodii + Sawiro

Hargeisa(Gaaroodinews) Waxaa Maanta dib Uhelay Xorriyadii Isla Markaana Xabsiga Mandeera Laga Siidaayay  labadii Murashax Ee Xisbiga UCID Ee Ku Xidhnaa Xabsigaasi

Murashaxiintan  Maanta Dib U Helay Xoriyadooda Ayaa kala ah Musharax Raage Axmed Yuusuf Iyo Musharax Maxamuud Axmed jaamac ,

Labadan Murashax Ayaa Xabsiga Mandeera Ku jiray Muddo 26 Cisho ah

Murashaxiintan Ayaa Sida Ay Sheegeen Ahaan Doona Murashaxiin Waxaanay gali-Doonaan Dorashooyinka Soo socda Iyagoo Ka Tartami Doona Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka UCID

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

 

 

Hargeisa/Office

Gaaroodi.net

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom