telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Isku Shaandeyn Lagu Sameeyay Qaar Kamid Ah Golaha Wasiirada Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya

Isku shaandeyn lagu sameeyay qaar kamid ah golaha wasiirada Dowlad Deegaanka

Waxaa maanta isku shaandeyn lagu sameeyay qaar kamid ah golaha wasiirada ee Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya kadib wareegto kasoo baxday xafiiska madaxweynaha.

Isbaddaladan waxay saameeyeen wasiir ku xigeenno, mareeyeyaal iyo agaasimeeyaal.

Lama sheegin sababta ka dambeysay tallaabadaas.

Tallaabadan ayaa noqoneysaa tii ugu bandeynd ee hal mar isbaddal noocan ah lagu sameeyo mas’uuliyiinta ka tirsan Dowlad Deegaanka Soomaalida ee Itoobiya.

.

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom