telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Musharax Cabdirisaaq Wiiwaa Oo Deeq Booyado Biyo Ah Gaadhsiiyay Qaarkamida Deegaanada Hoos Yimaada Caasimada Hargeisa

Hargeisa(Gaaroodinews) Musharax Cabdirisaaq Maxamed Faarax Wiiwaa Oo Kamid Ah Musharaxiinta Usharaxan Doorashada Golaha Deegaanka Caasimada Hargeisa Ayaa Deeq Booyado Biyo Ah Gaadhsiiyay Qaarkamida Degaanada Hoos Yimaada Caasimada Hargeisa Kuwaasoo Maalmihii Udanbeeyay Ay Kasoo Yeedhaysay Qaylo Dhaan Biyo La’aani Taasoo Aykeentay Abaaraha Kijara Deegamadaas

Dadwaynaha Kudhaqan Deegaanada Maygaagaha, Xadhigxadhig, Sharmaarke, Masaajidka, Galoole, Toon iyo Hundulli Ayaa Musharaxa Uga Mahadnaqay Deeqdan Biyaha Ah Ee Uu Soo Gaadhsiiyay

” Ilaahay Mahaddii waxa aanu maanta biyo dhaamis u samaynay deegaanadana:
Maygaagaha, Xadhigxadhig, Sharmaarke, Masaajidka, Galoole, Toon iyo Hundulli.
Ilaahay waxaan ka baryaynaa in uu abaarta inaga qaado umaddiisana siiyo roob iyo barwaaqo ” Musharax Wiiwaa

 

 

Hargeisa/Office

Gaaroodi.net

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom