telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

” Reer Wadaamagoo Markay Raaceen UDUB Waakii Siilaanyo Dhacay, Markii Ay Raaceen KULMIYE Waakii Siilaanyo Guulaystay Maanta Waxaa La Gaadhay Xilligii Aad Mabda’a Ku Shaqayn Lahaydeen Ee UCID..,” Gudoomiye Faysal Cali Waraabe

Wadaamagoo(Gaaroodinews)” Reer Wadaamagoo Markay Raaceen UDUB Waakii Siilaanyo Dhacay, Markii Ay Raaceen KULMIYE Waakii Siilaanyo Guulaystay, Maanta Labadii Oday Way Fadhiisteen, Waxaa La Gaadhay Xilligii Aa Mabda’a Ku Shaqayn Lahaydeen Ee UCID..,” Gudoomiye Faysal Cali Waraabe.

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom