telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

” Waxaanu Leenahay Halagu Daydo Cabdinaasir Qodax Waayo Intuu Isxilqaamay Ayuu Berkadihii Noo Buuxiyay ” + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Musharax Cabdinaasir Yuusuf Qodax Oo Kamid Ah Musharaxiinta Usharaxan Doorashada Golaha Wakiilada Gobolka Maroodijeex  Ayaa Deeq Booyado biyo Ah Gaadhsiiyay Deegaannado Ku Teedsan Xadka Somaliland iyo Ethopia, Kuwaas Oo Ay Lasoo Daristay Xaalad Biyo La’aaneed

Deegannadaas Uu Musharaxu Deeqda Biyaha Ah Gaadhsiiyay Ayaa Waxaa kamid Ahaa Qool-buulalle, Lanqayraha, Ina Guuxa iyo Deegaanno kale

“Dhibta Ina Haysata Wax Kale Maaha, Habeen Walba Lacag Gaadhaysa, 800,000$(Sideed Boqol Oo Kun Oo Dollar) Ayaynu Galinnaa Ethopia, Haddii Bil-kaliya Aynu Jaad-ka Iska Dayn-lahayn, Waxaynu Somaliland Oo Dhan Ka Qodan-lahayn Kumanaan Riigag Ah, Biyo La’aanna Inaguma Dhacdeen..,” Murashax Qodax.

” Waxaanu Leenahay Halagu Daydo Cabdinaasir Qodax Waayo Intuu Isxilqaamay Ayuu Berkadihii Noo Buuxiyay ” 

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

 

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom