telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Musharax Xildhibaan Sucaad Ibraahim Cabdi Oo Qabatay Tartan Ciyaareed Ayku Tartamayeen Kooxaha Kubada Cagta Ee Degmada Maxamed Mooge + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Musharax Xildhibaan Sucaad Ibraahim Cabdi Oo Kamid Ah Musharaxiinta Usharaxan Doorashada Golaha Wakiilada Gobolka Maroodijeex Ayaa  Qabatay Tartan Ciyaareed Ayku Tartamayeen Kooxaha Kubada Cagta Ee Degmada Maxamed Mooge Tartankaas Oo Maalmihii Udanbeeyay Kasocday Garoonka Kubada Cagta Ee Degmada Maxamed Mooge Ee Caasimada Hargeisa

Musharax Xildhibaan Sucaad Ibraahim Cabdi Ayaa Kaqaybgashay Gunaanadkii Tartankaas Oo Ay Iskugusoo hadheen  Laba Kooxood Waxaanau Kooxdii Guulaysatay Gudoonsiisay Koobkaasi

Musharax Sucaad Ibraahim Cabdi Waxay Dhalinyaradii Kaqaybgashay Tartankaasi Kudhiiri Galisay Faaiidada Uu Leeyahay Isboortigu Iyo Is Dhexgalka Bulshada Waxaanay Dhalinyarada Degmada Maxamed Mooge Ubalanqaaday Hadii Ay Kuguulaysato Kursiga Golaha Wakiilada Somaliland Inaykala Shaqayn Doonto Dhalinyaro Ahaan Iyaga Iyo Dhalinyarada Reer Somalilandba Horumarkooda

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom