telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Gudoomiye Axmed Cabdi Dheere Oo Fariin Muhiima U Diray musharixiinta Ka Tartamaya Xisbiga KULMIYE Ee Doorashooyinka Wakiilada Iyo Deegaanka + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Gudoomiye Ku Xigeenka 2aad Ee Xisbga KULMIYE Mudane Axmed Cabdi Dheere Oo Fariin Muhiima U Diray musharixiinta Ka Tartamaya Xisbiga KULMIYE Ee Doorashooyinka Wakiilada Iyo Deegaanka

Dhanka kale Gudoomiye Kuxigeenka Labaad Ee Xisbiga Kulmiye Md Ahmed Cabdi Dheere Ayaa Shaaciyay Xiliga Xisbiga Kulmiye Uu Komishanka Ugudbinaayo Liiska Musharaxiinta

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom