telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Xildhibaan Wali Ahmed Xaawa Oo Iska Casilay Xisbiga Waddani Kuna Biiray Xisbiga Kulmiye + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Xildhibaan Wali Ahmed Xaawa Oo Kamid Ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland Ayaa Shaaciyay Inuu Gabi Ahaanba Iskaga Baxay Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Waddani Isla Markaana Wuxuu Sheegay Xildhibaanku Inuu Kubiiray Xisbiga Talada Dalka Haya Ee Kulmiye

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom