Hargeisa(Gaaroodinews)Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Ay Weheliyaan Masuuliyiin kamid ah Hogaanka Xisbiga iyo Xoghayayaasha Xisbiga ayaa Maanta Ka Qeyb-galay Xaflad Balaadhan oo Lagu Shaacinayay Looguna Wanqalayay Murashaxiinta kala ah Maxamed Jaamac Koodbuur (shiine) Oo Utaagan Doorashada Golaha Wakiilada ee Gobolka Maroodijeex iyo Murashax Xuseen Ibraahim Askar Oo Utaagan Doorashada Golaha Deegaanka Hargaysa
Madashan Oo Ahayd Mid Ilyartu Isqabatay Isla Markaana Ay Kasoo Qaybgaleen Taageerayaasha Labada Musharax Mujaahidiin Kamid Ah Ururkii SNM Aqoonyahan Waxgarad Madaxdhaqameed Iyo Martisharaf Kale
Daawo Muuqaalka Warkaas :-