telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

” In Hablaha Laga Oohiyaa Waa Dhaqan Aad Uxun ” Boqor Raabi + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Boqor Raabi Yuusuf Cabdilaahi Oo Kamid Ah Madax Dhaqameedka Reer Somaliland Ayaa Kahadlay Isla Markaana Kadareenceliyay  Inan Dhawaan Warbaahinta Lahadashay Oo Shaqaale Ka Ahayd Wasaarada Isgaadhsiinta Iyo Tiknoolajiyada Somaliland Oo Cabasho Ka Muujisay Wasiirka Wasaarada Isgaadhsiinta Somaliland Taasoo Sheegtay Inuu Wasiirku Waxka Sheegay Reerka Aykasoo Jeedo

Boqor Raabi Yuusuf Cabdilaahi Oo Arintaasi Kahadlayaa Wuxuu Yidhi :-

” In Hablaha Laga Oohiyaa Waa Dhaqan Aad Uxun ” Boqor Raabi

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom