telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

“Murashaxiintii UCID Ee Xabsiga Laga Sii Daayay Haddana Waxaa Lagu Yidhi Damaanad Ayaad Ku Joogtaan Dambiga Ay Galeen Ee ” Gudoomiye Faysal Cali Waraabe

Hargeisa(Gaaroodinews) Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Oo Maanta Kahadlaayay Munaasibad Loo Qabtay Shaacinta Musharaxiinta Kala Ah Musharax Xuseen Ibraahim Askar Iyo Musharax Maxamed Jaamac Koodbuur Shiine Oo Ukala Sharaxan Doorashada Golaha Deegaanka Caasimada Hargeisa Iyo Golaha Wakiilada Ayaa Kahadlay Xaalada Biyo La’aaneed Ee Dalka Kajirta Iyo Soo Laba Kaclaynta Xaalada Cudurka Covid 19

Sidoo kale Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Waxaa Uuka hadlay Musharaxiin Xisbiga Ucid Katirsan Oo Dhawaan xabsiga Mandeera Laga Siidaayay  “Murashaxiintii UCID Ee Xabsiga Laga Sii Daayay, Haddana Waxaa Lagu Yidhi Damaanad Ayaa Ku Joogtaan, Dambiga Ay Galeen Ee ..,” Gudoomiye Faysal Cali Waraabe.

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom