Hargeisa(Gaaroodinews) Siyaasi Ismaaciil Hurre Buubaa Oo Kamid Ah Siyaasiyiinta Waawayn Ee Reer Somaliland Ayaa Kahadlay Falcelinta Waraysi Uu Dhawaan Siiyay Warbaahinta Oo Dadka Qaar Ay Sifo Khaldan Ufasirteen
Siyaasi Buubaa Ayaa Sidoo Kale Jawaab Kabixiyay In Dhawaan Looga Yeedhay Xarunta Dambi Baadhista Somaliland
Dhanka kale Siyaasi Buubaa Ayaa Waxlaga Waydiiyay Siyaasada Dalka Iyo Arimaha Waxbarashada
Daawo Muuqaalka Warkaas :-