telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Wasiirku Kuxigeenka Wasaarada Caafimaadka Iyo Xoghayaha Guud Ee Gudida Covid 19 Oo Soo Xidhay Tababar Usocday Gudida Heer Gobol Ee Covid 19 Ee Gobolka Saaxil + Muuqaal

Berbera(Gaaroodinews)Wasiirku Xigeenka Wasaarada Caafimaadka Somaliland Md Mahdi Cismaan Buuri Oo Uu Wehelinaayo Maayarku Xigeenka Caasimada Hargeisa Cabdicasiis Maxamed Xaashi Cagawayne  Iyo Xoghayaha Guud Ee Gudida Kahortaga Cudurka Covid 19 Ee Somaliland Md Xuseen Aadan Dayr Ayaa Soo Xidhay Tababar Mudo Hal Maalina Usocday Gudida Heer Gobol Ee Cudurka Covid 19 Ee Gobolka Saaxil Iyo Qaarkamida Shaqaalaha Wasaarada Caafimaadka Ee Gobolada Saaxil Iyo Maroodijeex

Kulankan Oo Ayqabatay Gudida Heer Qaran Ee Cudurka Covid 19 Ayaa lagaga Hadlaayay Sidii Looga Hortagi Lahaa Halista Cudurka Coronaha Oo Soo Laba kacleeyay

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom