telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Xoghayaha Guud Ee Xisbiga Waddani Oo Shaaciyay Waqtiga Kama Dambaysta Ah Ee Ay Xidhmayso Qabashada Faylasha Murashaxiintu Iyo Xiliga Loo Gudbinaayo Komishanka Doorashooyinka + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Xoghaya Guud Ee Xisbiga Waddani Md Khadar Xuseen Cabdi Ayaa Ka Warbixiyay Xiliga Kama Dambaysta  Ah Ee Faylasha Laga Qabanaayo Murashaxiinta Doorashada Golaha Deegaanka Iyo Wakiilada Somaliland

Xoghayuhu Wuxuu Sheegay Isla Markaana Uu Tilmaamay In Waqtiga Kama Dambaysta Ahi Uu  Ku Eegyahay Sabtida Galinka Dambe Intaasi Wixii Kadanbeeyana Komishanka Loogudbin Doono Warbixinta Murashaxiinta Oo Dhamaystiran Isla Markaana Wixii Waqtigaa Kadanbeeya Aan Cidnla Laga Qaban Doonin Araajida Murashaxiinta

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom