telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

TACSI

Hargeisa(Gaaroodinews) Dhamaan Dhalinyarada Beesha Cabdi Ciise Waxaa Ay Tacsi Tiiraanyo Leh Udirayaan Qoyskii Iyo Qaraabadii Iyo Shacabka Somalilandba Ee Uu Kabaxay Marxuum Siciid Suldaan Cabdi Qaadir Suldaan Cabdilaahi Oo Kugeeriyooday Magaalada Hargeisa

Waxaanay  Ilaahay Uga Baryayaan Inuu Naxariistii Janno Ka Waraabiyo Marxuumka Qabrigana Uwaasiciyo

Sidoo kale Bahda Shabakada Wararka Gaaroodinews Waxay Tacsi Tiiraanyo Leh Udirayaan Eheladii Iyo Qaraabadii Uu Kabaxay Marxuum Siciid Suldaan Cabdi Qaadir Oo Xalay Kugeeriyooday Magaalada Hargeisa

 

Inaalilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun

Inaalilaahi Wa Inaa ilayhi Raajicuun

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom