telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Gudoomiyaha Gobolka Maroodijeex Ee Xisbiga Waddani Oo Furay Xarumaha Xisbiga Ee Degmooyinka Ahmed Dhagax Iyo 31 May Ee Magaalada Hargeisa

Hargeisa(Gaaroodinews) Gudoomiyaha Gobolka Maroodijeex Ee Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Waddani Md Xamse Ciise Ayaa Furay Xarumaha Xisbiga Ee Degmooyinka Ahmed Dhagax Iyo 31 May Ee Magaalada Hargeisa

Xafiisyadan Uu Maanta Xadhiga Kajaray Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Ee Gobolka Maroodijeex Ayaa Noqon Doona Xarumaha Rasmiga Ah Ee Xisbigu Kuyeelan Doono Labadaasi Degmo

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom