telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Soo Dhaweeyay Laba Murashax Oo U Taagan Doorashada Golaha Deegaanka Gabilay + Muuqaal

Gabiley(Gaaroodinews) Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Ah Ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe  Oo Maanta Guddoomay Laba Murashax Oo U Taagan Doorashada Golaha Deegaanka Gabilay

Labadan Murashax Ayaa kala ah:- C.rashiid Haybe Faarax Iyo Axmed Cabdi Sangub

 

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom