Hargeisa(Gaaroodinews) Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismail Saylici Ahna Gudoomiyaha Gudida Heer Qaran Ee Kahortaga Caabuqa Corona Viruse Ayaa Wuxuu Sheegay In Baadhitaan Lasameeyay Kadib Laga Laga Helay Cudurka Covid 19
Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland Ayaa Bartiisa Uu Bulshada Kala Xidhiidho Ee Twitterka Wuxuu Ku Sheegay In Saddexdii Maalmood Ee Lasoo Dhaafay Uu La Tacaalaayay Cudurkaasi Haleelay Ee Covid 19 Madaxweyne Kuxigeenku Wuxuu Ugu Baaqay Bulshada Reer Somaliland Inay Raacaan Tilmaamaha Wasaarada Caafimaadka Somaliland
Daawo Muuqaalka Warkaas :-