telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Deg+Deg:- Somaliland Oo Dalka Ka Saartay Shaqsiyaad Sifo Sharci Daro Ah Macdan Baadhis Uga Waday Dalka + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Wasiirka Wasaarada Macdanta Iyo Tamarta Somaliland Md Jaamac Xaaji Maxamuud  Cigaal Ayaa Ka Warbixiyay Halka Ay Ku Danbaysay Shiidaal Baadhistii Ay Wasaaradu Kawaday Qaarkamida Gobolada Dalka

Sidoo kale Wasiirka Macdanta Iyo Tamarta Somaliland Waxaa Uu Jawaab Kabixiyay Inay Jiraan Shirkado Bixiya Adeega Korontada Oo Laga Hor Istaagay Inay Fidiyaan Adeega Korontada Ee Ay Bixiyaan

Dhanka kale Wasiir Jaamac Xaaji Maxamuud Cigaal Wasiirka Wasaarada Macdanta Somaliland Waxaa Uu Sheegay Inay Wasaarad ahaan Aysoo Qabteen Shakhsiyaad Sifo Sharci Darro Ah Macdin Qodis Uga Waday Gudaha Somaliland Waxaanuu Digniin Udiray Dadka Isku Daya Inay Si Shari daro Ah Macdanta Uga Qotaan Isla Markaana Ka Baadhaan Gudaha Dalka

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom