telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Hogaamiyaha Iyo Xoghayaha Guud Ee Xisbiga Waddani Oo Aqabalay Laba Musharax Oo Utartamaaya Doorashada Golaha Deegaanka Iyo Wakiilada Gobolka Togdheer + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews)Hogaamiyaha Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Waddani Md Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Uu Wehelinaayo Xoghayaha Guud Ee Xisbigaasi Md Khadar Xuseen Cabdi Ayaa Munaasibad Lagu Qabtay Xarunta Guud Ee Xisbigu Kuleeyahay Magaalada Hargeisa  Ayaa Waxay Ku Sheegeen Inay  Xisbi Ahaan  Aqbaleen Laba Musharax Oo Utartamaaya Doorashada Golaha Deegaanka Iyo Wakiilada Somaliland Ee Gobolka Togdheer

Labadan Musharax Oo Kala Ah Cabdilaahi Yuusuf Ahmed Oo Utartamaaya Doorashada Golaha Wakiilada Ee Gobolka Togdheer Iyo Musharax Suldaan Jaamac Nuux Oo Utartamaaya Doorashada Golaha Deegaanka Burco

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom