telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Madaxdhaqameed Reer Hargeisa Ah Oo Soo Jeediyay In Hoteelada Hargeisa laga Joojiyo Cawaysyada Bandhigyada Heesaha Ah Wata + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Caaqil Cabdirisaaq Askar Iyo Suldaan Cawil Maxamed Fiiqle Oo Kamid Ah Madaxdhaqameedka Reer Somaliland Ayaa Waxayka Dareenceliyeen Isla Markaana AysopGoaan Ay Dhawaan Soo saareen maamulka Gobolka Togdheer Kaasoo Ay Magaalada Burco Kaga Joojiyeen Cawaysyada Bandhig Faneedyada Wata Ee Lagu Qaban Jiray Hoteelada Magaalada Burco

Madaxdhaqameedkan Oo Magaalada Hargeisa Kula Hadlaayay Warbaahinta Ayaa Soo Jeediyay In Magaalada Hargeisana Hoteelada Kuyaala Laga Joojiyo Cawaysyada Bandhig Faneedyada Wata

Waxaanay Baaq Udireen Badhasaabka Gobolka Maroodijeex Iyo Maayarka Caasimada Hargeisa

” Hoteelada Hargeisa Waa Inlaga Joojiyaa Heesaha ”

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom