Hargeisa(Gaaroodinews) Waxaa Magaalada Hargeisa Lagu Qabtay Munaasibad Balaadhan Oo Hadhimo Sharafeed Ah Oo Loo Sameeyay Gudida Cusub Ee Sahan Barwaaqo Oo Ah Gudi Kashaqaysa Arimaha Horumarinta Bulshada Deegaanada Hargeisa Iyo Salaxley
Munaasibadan Oo Ay Kasoo Qaybgaleen Cuqaasha Salaadiinta Waxgaradka Deegaamada Salaxley Iyo Hargeisa Ayaa Waxaa Lagu Shaaciyay Gudi Kooban Oo Cusub Oo Ah Gudi Ay Yeelan Doonto Gudida Sahan Barwaaqo Kuwaasi Oo Kashaqayn Doona Horumarinta Iyo U Adeegida Arimaha Bulshada Beesha Ciidagale
Daawo Muuqaalka Warkaas :-