telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Xildhibaan Baaq Udiray Madaxweynaha Somaliland Isla Markaana Kahadlay Khatarta Cudurka Corona Viruses +

Hargeisa(Gaaroodinews) Xildhibaan Jirde Siciid Maxamuud Oo Kamid Ah Xildhibaanada Golaha Guurtida Somaliland Ayaa Bogaadiyay Goaankii Saddexda Xisbi Qaran Ayka Qaateen Musharaxiinta Katartamaaya Doorashada Golaha Deegaanka Iyo Wakiilada Somaliland Ee Beelaha Laga Tirada Badanyahay

Dhanka Kale Xildhibaan Jirde Siciid Maxamuud Waxaa Uu Kahadlay Khatarta Cudurka Corona Viruses Isla Markaana Waxaa Uu Baaq Udiray Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom