telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

“Shiidaalkii Waddan-kuna Cirkuu Isku Shareerey Wasiirkii Shaqada ku lahaana waxa la’sheegay Inuu Borama Murashaxiin Ku Xidh-xidhayo.” Xoghaye Yuusuf Kayse

Hargeisa(Gaaroodinews) Xoghayaha Warfaafinta Ee Xisbiga UCID Yuusuf Kayse Cabdilaahi Oo Maanta war-fidiyeenka Kula Hadlaayay Xarunta Guud Ee Xisbiga Ee Magaalada Hargaysa Ayaa Eedaymo Culus u Jeediyey Ganacsatadda Shiddaalka Somaliland Keenta Dowladdana Baaq u Diray

“Shiidaalkii waddan-kuna cirkuu isku shareerey Wasiirkii shaqada ku lahaana waxa la’sheegay Inuu Borama Murashaxiin ku xidh-xidhayo.” Xoghayaha Warfaafinta Yuusuf Kayse C.laahi.

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom