telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Siyaasi Muniir Ahmed Cigaal Oo Kamid Ah Masuuliyiinta Xisbiga Waddani Oo Maanta Sibalaadhan Loogusoo Dhaweeyay Caasimada Somaliland Ee Hargeisa + Muuqaal/Sawiro

Hargeisa(Gaaroodinews) Siyaasi Muniir Ahmed Cigaal Oo Kamid Ah Masuuliyiinta Xisbiga Mucaaridka ah Ee Waddani Ayaa Maanta Sibalaadhan Loogusoo Dhaweeyay Caasimada Somaliland Ee Hargeisa

Soo Dhawaynta Siyaasi Muniir Ahmed Cigaal Ayaa Waxaa kasoo Qaybgalay Siyaasiyiin Aqoonyahan Waxgarad Madaxdhaqameed Iyo Dadwayne Kale Oo Tiro Badan Kuwaasoo Si Diiran ugusoo Dhaweeyay Barxada Wayn Ee Madaarka Caalamiga Ah Ee Igal

Siyaasi Muniir Ahmed Cigaal Ayaa Mudooyinkii Udanbeeyay Kusugnaa Dalka Ingiriiska

Siyaasi Muniir Ahmed Cigaal Ayaa Kamid Siyaasiyiinta Ugu Firfircoon Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Waddani

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom