telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Talaaalka Cudurka Covid 19 Oo Dalka Jamhuuriyada Somaliland Soo Gaadhay + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Waxaa Goordhaweyd Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Hargeysa ka Degtay Diyaarad Wadday In ka Badan 60,000 kun oo kuuro oo Tallaalka Fayraska korona ah

Tallaalkaas Ayey Wasaaradda caafimaadka  Jamhuuriyadda Somaliland Sheegtay in lagu Bilaabi Doono Dadka Safka Hore Kaga Jira La Dagaallanka Cudurka Covid-19

Dhawaan Ayay Aheyd Markii Somaliland ay Sheegtay in Cudurka Covid-19 uu kusoo laba kacleeyay, dadka xanuunka laga helayaana ay kasii bateen intii hore

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom