telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

” Muraad Waa Cadceed Casar Joogta ” Xoghaye Sidiiq Dhamme

Hargeisa(Gaaroodinews) Xoghayaha Shaqada Iyo Arimaha Bulshada Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Waddani Md Maxamed Sidiiq Dhame Ayaa Kahadlay Goaankii Maamulka Gobolka Togdheer Aykasoo Saareen Cawaysyada Bandhig Faneedyada Wata Ee Lagu Qabto Magaalada Burco Kaasoo Sheegay Inaan Goaankaa Loo Marin Sifo Sharci Ah

Xoghaye Sidiiq Dhamme Ayaa Dhaliilo Ba’an Ujeediyay Maayarka Magaalada Burco

” Muraad Waa Cadceed Casar Joogta ” Sidiiq Dhamme

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom