telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Xisbiga Ucid Oo Ka Jawaabay Warqad Uusheegay Inay Baalmarsan Tahay Awoodaha Sharci Ee Komishanka Qaranka Ee Tacliinta Sare Iyo Sharciga Guud Ee Dalka U Yaal + Sababta

Hargeisa(Gaaroodinews) Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Ucid Ayaa Jawaab Kasoo Saaray  Warqad Baalmarsan Awoodaha Sharci Ee Komishanka Qaranka Ee Tacliinta Sare Iyo Sharciga Guud Ee Dalka U Yaal

Warqad Uu Ku Saxeexan Yahay Kuxigeenka Xoghayaha Guud Ee Xisbiga Ucid Cabdinaasir Yuusuf Qodax Ayaa Waxay Udhignayd Sida Tan :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom