telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

” Madaxweyne Arrinta Doolaal Looma Dulqaadan Karo Wixii Kuyimaadana…” Suldaan Barre + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Suldaan Barre Xaaji Xuseen Oo Kamid Ah Madaxdhaqameedka Waawayn Ee Reer Somaliland Ayaa Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi Ugu Baaqay In Loo Baahan Yahay In Sida Ugu Dhaqsaha Badan Loo Sii Daayo Cornayl Jaamac Doolaal Oo Kamid Ah Saraakiisha Sarsare Ee Ciidamada Milatariga Somaliland

Suldaan Barre Ayaa Sidoo Kale Wuxuu Madaxweynaha Somaliland Ugu Baaqay Inaan Lasiyaasadayn Arimaha Ciidanka Qaranka Isla Markaana Wuxuu Madaxweynaha Somaliland Uu Sheegay Inuu Xasuusinaayo Kaalintii Uu Cornayl Doolaal Uu Kulahaa Halgalkii Dibu Xoraynta Qaranka Somaliland

” Madaxweyne Arinta Doolaal Looma Dulqaadan Karo Wixii Kuyimaadana…” Suldaan Barre

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom