telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

” Madaxweyne Codsi Lagaagama Baahna Ee Goaan Adag Baa Lagaaga Baahanyahay ” Siyaasi Jaamac Shabeel

Hargeisa(Gaaroodinews) Siyaasi Jaamac Shabeel Oo Kamid Ah Siyaasiyiinta Reer Somaliland Horena Uga Tirsanaa Xisbiga Kulmiye Ayaa Kahadlay Dhaliilo Maalmihii Udanbeeyay Loo Jeedinaayay Gudida Tacliinta Sare Ee Somaliland Waxaanuu Komishanka Doorashooyinka Qaranka Iyo Gudida Tacliinta Sare Ee Somaliland Usoo Jeediyay Inay Dhex Kanoqdaan Qabashada Shahaadooyinka Musharaxiinta

Dhanka kale Siyaasi Jaamac Shabeel Waxaa Kale Oo Uu Kahadlay Kor Ukaca Qiimaha Shiidaalka Dalka Waxaanuu Baaq Udiray Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi

” Madaxweyne Codsi Lagaagama Baahna Ee Goaan Adag Baa Lagaaga Baahanyahay ” Siyaasi Jaamac Shabeel

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom