telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Suldaanka Guud Ee Beelaha Somaliland Suldaan Daauud Suldaan Maxamed Suldaan CabdiQaadir Oo Hadhimo Sharafeed Loogu Sameeyay Magaalada Hargeisa + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Suldaanka Guud Ee Beelaha Subeer Awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cabdiraxmaan Ayaa Hadhimo Sharafeed Usameeyay Suldaanka Guud Ee Beelaha Somaliland Suldaan Daauud Suldaan Maxamed Suldaan Cabdi Qaadir

Hadhimo Sharafeeda Lagu Maamuusay Suldaanka Guud Ee Beelaha Somaliland Suldaan Daauud Suldaan Maxamed Suldaan Cabdi Qaadir Oo Kadhacday Hotelka Guuleed Ee Magaalada Hargeisa Ayaa Waxaa Kasoo Qaybgalay Madax Dhaqanka Reer Somaliland Cuqaal Salaadiin Siyaasiyiin Aqoonyahan Iyo Waxgaradka Reer Somaliland

Suldaanka Guud Ee Beelaha Somaliland Suldaan Daauud Suldaan Maxamed Suldaan Cabdi Qaadir Oo Madashaasi Kahadlay Ayaa Umahadnaqay Cida Soo Abaabushay Munaasibadan Sidoo kale Suldaanka Guud Waxaa Uu Ilaahay Uga Baryay Shacabka Reer Somaliland Inuukasoo Jabiyo Abaaraha Kuhabsaday Qaarkamida Deegaanada Reer Somaliland

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom