telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Badhasaabka Gobolka Maroodijeex Oo Baaq Udiray Ganacsatada Dalka + Sababta

Hargeisa(Gaaroodinews)Gudoomiyaha Gobolka Maroodijeex Md Jaamac Xaaji Ahmed Oo Warbaahinta Kula Hadlay Xafiiskiisa Ayaa Sheegay Inay Qaylo Dhaan Biyo La’aaneed Aykasoo Yeedhayso Deegaano Kamid Ah Gobolka Maroodijeex

Gudoomiyaha Gobolka Maroodijeex Md Jaamac Xaaji Ahmed Waxaa Uu baaq udiray Qaybaha Kala Duwan Ee Bulshada Iyo Ganacsatada

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom