telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Dawlada Hoose Ee Caasimada Hargeisa Oo Olole Nadaafadeed Kabilaabay Qaarkamida Degmooyinka Caasimada Hargeisa + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Maamulka Dawlada Hoose Ee Caasimada Hargeisa Ayaa Olole Nadaafadeed Kabilaabay Qaarkamida Degmooyinka Caasimada Hargeisa Iyada Oo Laga Diyaargaroobaayo Xili Roobaadka

Maamulka Dawlada Hoose Ee Caasimada Hargeisa Oo Ay Horkacayaan Maayarka Maayarku Xigeenka Iyo Xoghayaha Dawlada Hoose Ayaa Kahadlay Ujeedada Ololahan Kaasoo Ayku Sheegeen Olole Kor Loogu Qaadaayo Bilicda Caasimada Iyo Nadaafadeedaba Maadaama Uu Waqtigan Lagu Guda jiro Uu Aad Usoo Laba Kacleeyay Cudurka Corona Viruse Iyo Iyadoo Loo Diyaar Garoobaayo Waqti Roobaadka

Waxaanay Bulshada Kudhaqan Caasimada Hargeisa Usoo Jeediyeen Inayku Baraarugsanaadaan Ololahaa Nadaafadeed Ee Laga Bilaabay Caasimada

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom