telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Deg+Deg:- Xukuumada Somaliland Oo Goaamo Adag Kasoo Saartay Cudurka Covid 19

Hargeisa(Gaaroodinews) Gudida Heer Qaran Ee Kahortaga Cudurka Covid 19 Ee Somaliland Oo Soo Saaray Goaamo Adag Oo Kuwaajahan Bulshada Reer Somaliland Kuwaasoo Lagula Tacaalaayo Cudurka Coronaha Oo Soo Laba Kacleeyay Mudooyinkii Udanbeeyay

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom