telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Gudida Horumarinta Ee Sahan Barwaaqo Oo Deeq Biyo Ah Gaadhsiiyay Deegaano Hoos Yimaada Degmada Salaxley + Salaxley

Salaxley(Gaaroodinews)Gudida Horumarinta Ee Sahan Barwaaqo Oo Deeq Biyo Ah Gaadhsiiyay Deegaano Hoos Yimaada Degmada Salaxley

Deeqdan Biyaha Ah Ee Gudida Sahan Barwaaqo Ay Gaadhsiiyeen Deegaanka Salaxley Ayaa Dhamaa 17 Booyadood Oo Ay Ugu Talo Galeen 13 Tuulo Oo Hoos Yimaada Degmada Salaxley

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom