telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Xukuumada Somaliland Oo Shaacisay Tirada Guud Ee Uu Kudhacay Cudurka Covid 19 Iyo Inta Udhimatay + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Wasiirka Wasaarada Horumarinta Caafimaadka Somaliland Md Cumar Cali Cabdilaahi Badde  Oo Kamid Ah Gudida Heer Qaran Ee Kahortaga Cudurka Covid 19 Ee Somaliland Ayaa ka Warbixiyay Isla Markaana Shaaciyay Tirada Guud Ee Uu Kudhacay Cudurka Coronuhu Iyo Tirada Guud Ee Udhimatay

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom