telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Musharax Siciid Cudhay Oo Baaq Udiray Shacabka Reer Hargeisa + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Musharax Siciid Cabdisamed Ahmed Siciid Cudhay Oo Kamid Ah Musharaxiinta Usharaxan Doorashada Golaha Deegaanka Caasimada Hargeisa Ayaa Shacabka Kudhaqan Caasimada Hargeisa Iyo Nawaaxigeeda Waxaa Uu Ugu Baaqay Isla Markaana Uu Kuwacyigaliyay Qaadashada Kaadhka Cidbixinta Doorashada Somaliland Oo Ah Saddex Maalmood Oo Uu Dhawaan Kudhawaaqi Doono Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland

Musharax Siciid Cudhay Waxaa Kale Oo Uu Bulshada Reer Somaliland Gaar Ahaan Shacabka Hargeisa Kubaraarujiyay Khatarta Cudurka Corona Viruse Kaasoo Maalmihii Udanbeeyay Kusoo Laba Kacleeyay Gudaha Somaliland

Musharaxu Waxaa Uu Ugu Baaqay Bulshada Inay Raacaan Tilmaahaha Ay Bixisay Wasaarada Caafimaadka Somaliland Si Looga Hortago Isla Markaana Loola Tacaalo Khatarta Cudurka

 

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom