telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Gudoomiye Ahmed Cabdi Dheere Oo Xisbiyada Mucaaradka Ugu Baaqay Inaanay Hawada Isku Marin Wixii Xanaf Keenaaya Ee Kala Kaxaynaaya Bulshada + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Gudoomiye Kuxigeenka Labaad Ee Xisbiga Kulmiye Md Ahmed Cabdi Dheere Ayaa Wuxuu Fariin Udiray Xisbiyada Mucaaradka Kaasoo Ugu Baaqay In Loo Baahanyahay Inay Ilaaliyaan Amaanka Doorashooyinka Maalinta Loo Dareeraayo Codbixinta Waxaanu Ugu Baaqay Inayka Waantoobaan Wixii Xanaf keenaayaa Ee Kala Kaxaynaaya Bulshada Inaanay Hawada Isku Marin

” Maalin Dhaw Waanu Iska Kiin Celinaynaa ” Gudoomiye Ahmed Cabdi Dheere

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom