telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Musharax Xildhibaan Ahmed Siyaad Oo Deegaanka Dhinbiliriyaale Kahirgaliyay Dhaam Biyood + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Xildhibaan Ahmed Siyaad Oo Kamid Ah Xildhibaanada Golaha Deegaanka Caasimada Hargeisa Hadana Ah Musharax Utaagan Doorashada Deegaanka Caasimada Hargeisa Kana Sharaxan Xisbiga Kulmiye Ayaa Deegaanka Dhinbiliriyaale Kahirgaliyay Dhaam Biyood

Dhaam Biyoodkan Oo Sanadadii Udanbeeyay Aan Bulshada Deegaanka Dhinbiliriyaale Aanay Isticmaalin Ayaa Musharaxu Waxaa Uu Bulsahadaa Kacaawiyay Inuu Dhaamkaa Udhoobo Qaado Isla Markaana Dib Loo Isticmaali Karo Iyada Oo Dhawaan Lagali Doono Xili Roobaadkii

Dadwaynaha Kudhaqan Deegaanka Dhinbiliriyaale Ayaa Musharaxa Uga Mahadnaqay Hawshaa Muhiimka Ah Ee Uu Kudadaalay Ee Ay Uga Aayi Doonaan Bulshada Deegaanadan Kudhaqan Waxaanay Musharaxa Ilaahay Uga Baryeen Inuu Kuguuleeyo Doorashada Golaha Deegaanka Caasimada Hargeisa

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom