telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo ka qeyb-galay Xaflad lagu Shaacinaayay 12-murashax Oo Utaagan Doorashooyinka Wakiilada iyo Deegaanka Ee Gobolka Awdal + Sawiro/Muuqaal

Boorama(Gaaroodinews) Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo ay weheliyaan Masuuliyiin ka tirsan Xisbiga ayaa maanta ka qeyb-galay Xaflad lagu shaacinayo 12-murashax oo u taagan doorashooyinka Wakiilada iyo Deegaanka Ee Gobolka Awdal

Xafladan ayaa ka dhacday Saw Hotel ee Borama.

Dadka ka qeyb-galay Xafladdan ayaa lasoo koobay xaaladda Corona Virus Awgeed.

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

 

 

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom